Ururada Siyaasadda Puntland ”madaxwewynuhu wuxuu ku xadgudbay dastuurka dalka qodobka 43aad farqadiisa 3aad…”

28 Dec 2022 (Puntlandes) Ururada siyaasadda Puntland ee Mideeye, Horseed, Dhalinayarada iyo Shaqaalaha ayaa soo saarey qoraal ay ugu jawaabayaan qoraalkii madaxweyanaha dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni.

Ururada Siyaasadda Puntland ”madaxwewynuhu wuxuu ku xadgudbay dastuurka dalka qodobka 43aad farqadiisa 3aad…”

Ururada Siyaasadda Puntland “Waxaan mar hore ka dignay dhibta ka dhalan karta Doorasho si xun loo qorsheeyo wayna dhacday”

About The Author