Deni iyo Axmed Karaash oo ku kala tagay qadiyada magaalada Laascaanood

01 Jan 2023 (Puntlandes) Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash (Axmed Karaash) ayaa ku kala tagay qadiyada magaalada Laascaanood.

Kulamo u socday maalnihii la soo dhaafay ayey labada mas`uul ku kala aragti duwanaadeen, isagoo Axmed Karaash soo jeediyey inay Puntland hogaamiso dagaalka Laascaanood lagu xoraynayo taas oo uu diiday Deni.

Madaxwayne Deni ayaa u safri doono Bosaso Isagoo go’aansaday inuu xoog ku fuliyo diiwaan galinta lagu muransan yahay ee 5-ta bishaan mudaysan.

About The Author