Muuqaal: Salebaan Gaal “Dadweynaha Lascano way iska degi doonaan oo waynu tusi inaynu dantooda kashaqaynayno”

03 Jan 2023 (Puntlandes) Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somalilad Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta shir saxaafadeed la qabtay madaxweyne Muuse Biixi ayaa ku taageeray madaxweynaha waxa uu ka wado magaalada Laascaanood.

Salebaan Gaal oo ka hadlaya shacabka reer Laascaanood ayaa yiri “Dadweynaha Lascano way iska degi doonaan oo waynu tusi inaynu dantooda kashaqaynayno”

About The Author