Wararka maanta Golaha Wakiilada Somaliland oo qaadacay guddiga Golaha Shacabka ee arinta Laascaanood puntlandes 7 January, 2023 07 Jan 2023 (Puntlandes) War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Wakiilada Somaliland oo uu ku saxiixan yahay gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Siciid Mire Faarax (Giire) ayaa lagu qaadacay guddiga Golaha Shacabka u saareen arinta Laascaanood. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka About The Author puntlandes See author's posts Post navigation Previous: Muuqaal: Mahad Canbaashe oo ku janjabay inuu u diifacayo Laascaanood Somaliland fariina udiray…Next: Sawirro: Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray wadada Laacdheere-Rabaable oo dhismaheeda la dhameystiray More Stories Wararka maanta Maxkamadda Sare: Maamulka mudo xileedkiisu dhamaaday wuxuu dhaawacay Madaxbannaanida Garsoorka, Sarreynta sharciga…… puntlandes 26 November, 2026 Wararka maanta Muuqaal: Hadaljeedintii Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ee Dhagaxdhiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo puntlandes 25 November, 2026 Wararka maanta Muuqaal-Sawirro: MD Den oo si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo puntlandes 25 November, 2026