Muuqaal: Mahad Canbaashe oo ku janjabay inuu u diifacayo Laascaanood Somaliland fariina udiray…

07 Jan 2023 (Puntlandes) Mahad Faarax Cilmi (Mahad Canbaashe) oo Somaliland ugu magacaabay taliyaha qaybta 7aad ee ciidanka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada Laascaanood, isagoo farriin u diray beesha uu ka dhashay ee Dhulbahante.

Mahad Canbaashe oo la shaaciyey muuqaal laga duubay ayaa ku janjabay inuu u diifacayo Laascaanood Somaliland fariina adagna u diray Beesha uu ka dhashay gaar ahaan Jamhadda SSC.

About The Author