Muuqaal: MD Deni oo kahadlay sababta uu usaxiixi waayeynheshiiskii Madasha, xiriirka DFS, doorsahada & arimo kale

09 Jan 2023 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo xalay ka hadlay munaasabad uu ugu dabaalgegayey sanadguuradii 4aad ee kasoo wareegtay markuu xilka qabtay ayaa faahfaaiyey sababta uu u saxiixi waayey heshiiskii Madasha ee Muqdisho ka dhacay.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa ka hadlay Puntland iyo xiriirka DFS, doorsahada golayaasha deegaanka iyo arimo kale.

Hoos ka daawo

About The Author