Sawirro: Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada Puntland oo ku riday xukuno kala duwan ku riday 15 eedaysane

11 Jan 2023 (Puntlandes) Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka Sida ee shanta Gobol iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa maanta 15 eedaysane oo maxkamada lahorkeenay kuriday 6 kamida xukumo Xabsi ah oo kala duwan oo ay uyar taha 5 sano.

Dhanka kale 6 kamida maxaabiistaan oo 5 ay tahay ajaanib u dhalatay dalka Yeman ayey maxkamadu kiiskooda dib udhigtay mudo 10 cisho ah kuwaas oo ku eedaysan doon hub waday oo horay loogu qabtay Degmada bandar bayla inta laga keenayo maxkamada hubkii iyo doontii lagu soo qabtay.

Sidakale maxkamada ayaa xorriyadooda u celisay 3 kamida eedaysanayaashaan oo labo kamida tahay ajanabi oromo ah.

About The Author