Sawirro: Shaqada dhismaha & balaarinta dekedda Bosaso oo bilaabatay

18 Jan 2023 (Puntlandes) Bilaabashada Shaqada dhismaha & balaarinta dekedda Bosaso ayaa waxaa si toos ah u bilaamay u diyaarinteedii.

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha Puntland Axmed Yaasiin Saalax ayaa kormeer ku tagay goobta shaqadu ka socoto, iyadoo laga bilaabay diyaarinta wado u gooni ah dhismaha dekedda.

Kormeerka wasiirka ayaa kusoo aaddaya kaddib iyadoo loo madlanyahay 24th January 2023 munaasabadda ballaaran oo lagu daahfurayo dhismaha dekedda.

About The Author