Taliyaha ciidanka Booliska Puntland oo magacaabay taliyaha Saldhiga Bari ee degmadda Garowe

18 Jan 2023 (Puntlandes) Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa magacaabay Taliyaha Saldhiga Bari ee Degmadda Garowe.

Taliyaha Markuu arkay: Danta Shaqada Aw-geed

Waxa uu L/X/le Siciid Axmed Faarax, u magacaabay Taliyaha Saldhiga Bari ee Degmadda Garoowe.

Sidaa darteed, fadhi walba haka qabsado wixii ka khuseeya Xil magacaabida Sarkaalkaas.

About The Author