Sawirro-Muuqaal: Madaxda Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya oo soo gaaray magaalada Muqdisho

01 Feb 2023 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Kenya Mudane William Ruto iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed oo ka qeyb galaya shirka Soomaaliya iyo Dalalka Safka Hore ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo dhaweeyey goobta uu shirku ka dhacayo.

About The Author