GAAS oo Cabdinasir Maxamud Gurey u magacaabay Agaasimaha maamulka Madaxtooyada

3 jun 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland  Cabdiweli Cali Gaas ayaa Cabdinaasir Maxamuud Gurey u magacaabay Agaasimaha maamulka Madaxtooyada isago xilka ka qaadey agaasimahii hore Cabdi Mahdi Abshir.

Cabdinaasir ayaa kamid ah qurbo joogta ku nool wadanka ingriiska wuxuuna la dhashey AUN Cabdishakuur Maxamud Gurey oo horey uga shaqeyn jirey xafiiska madaxweynaha Puntland waqtigii u ahaa Ra’isal wasaaraha Somalia.

Cabdi Mahdi Abshir oo xafiiskaan u magacaabey madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxman Farole isagoo xilkan hayey mudo dheer.

puntlandes.com

About The Author