Muuqaal: Sheekh Shibli oo duqeymaha lagu garaacayo Laascaanood bar-bardhigay kuwii Hargeysa lagau garaacay

10 Feb 2023 (Puntlandes) Sheekh Maxamuud Sheikh Shibli oo kahadlay duqeymaha lagu garaacayo Laascaanood, ayaa Isbar-bardhigay kuwii Hargeysa ee xukunkii Milateriga, Kuwii Itoobiyaanka ee Muqdisho iyo kuwa maanta ee Laascaanood.

Cid kasta oo xadgudubta, dhammaadkeeda wuxuu sheegay in dunidana lagu arki doono, Aakhirana cidii sameysay ay Ciqaabteeda leedahay, wuxuu sheekhu cadeeyey in dagaalka lajoojiyo.

About The Author