Muuqaal: Taliyaha Booliska Puntland Gen Muumin “Ciidamadii Jamaacada PSU soo weeraray Sharcigaan hor gaynayaa”

19 Feb 2023 (Puntlandes) Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire oo ka hadlay munaasabad uu xilka kula wareegay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus ee Dowladda Puntland ayaa sheegay inuu kiiskoodii Maxkamadayta diyaariyey Saraakiishii ciidankii dhawaan hor istaagay in Garowe ay dhacdo diiwaangelinta aan heshiiska lagu ahayn.

Taliyaha Booliska Puntland Gen Muumin ayaa yiri “Ciidamadii Jamaacada PSU soo weeraray Sharcigaan hor gaynayaa”

About The Author