Wasiirrada dekedaha ee DFS iyo dowlad goboleedyada oo bayaan lix qodob ka kooban soo saaray

20  Feb 2023 (Puntlandes) Wasiirrada dekedaha ee dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah federaalka oo kala ah ayaa bayaan lix qodob ka kooban ka soo saaray shir wadatashi ah oo laba maalmood Muqdisho uga socday.

Shirka ayey kala yihiin dawlad goboleedyada ka qaybgalay Galmudug, Hirshabelle, KG iyo Jubaland, waxaana banaanka ka joogay oo aan ka qaybgelin Puntland.

About The Author