Muuqaal: Isimada SSC oo soo dhaweeyey goaanka Beesha Garcajis kana codsadyna inay noqdaan…

19 Feb 2023 (Puntlandes) Isimada SSC ayaa soo dhaweeyey goaanka Beesha Garcajis ay ku caddaysay inaysan qayb ka ahyn dagaalka Muuse Biixi ka wado magaalada Laascaanood, waxayna caddaysay inaysan jirin madax Dhaqameed ay wada xiriireen oo ka socda Somaliland.

Isimada ayaa ka codsady madax Dhaqameed sheegay inay wada xirrireen kuna socda  Laascaanood inay noqdaa.

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa yiri “Beesha garxejis haday ka dhiidhiyeen duulaanka nalagu soo qaaday waanu soo dhawaynaynaa go,aanka ay soo saareen, suldaankii xalay lahaa Laascaanood baan aadayaa oo isimaaan wada hadalnay waxaan ku leenahay iska noqo anaga hanoo imane”

About The Author