Muuqaal: Somaliland oo sheegtay markii xoogaga SSC ka qabsadeen taliska guutada qaybta 7aad inay qabsatay qaybo…..

25 Feb 2023 (Puntlandes) Sargaal ka tirsan Ciidanka Somaliland oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay maanta la wareegeen qaybo badan oo ka mid ah magaalada Laascaanood.

Sheegashadaan ayaa ku soo aadaysa maanta oo ay xoogaga SSC qabsadeen taliska guutada ee qaybta 7aad oo fariisin u ahayd Xerada Guulwadayaashha ee magaalag.

About The Author