Sawirro: Ciidanka Somaliland oo ku garaaceen cusbitaalka Laascaanood madaafiic culus

28 Feb 2023 (Puntlandes) Gantaalaha ridada dhexe ee loo yaqaano PM21 ayay ciidanka Somaliland ku garaaceen cusbitaalka weyn ee magaalada, qaybta shaybaarka, qaybta kaydka dhiiga, iyo qaybta bukaanjiifka caruuurta ayaa burbur xoogan soo gaarey.

Dhaawacyo hore u jiifey qaybta bukaan jiifka oo maalmihii lasoo dhaafay ku dhaawacmay dagaalka ayaa saaka markale dhaawac kasoo gaarey duqaynta Somaliland.

Madfaca oo ah nooca ridada dheer ayaa laga soo ridey meel 30KM u jirta magaalada.

About The Author