Sawirro: Gaalkacyo oo Dhaqaatiir, Kal kaaliyayaal & Daawooyin loo diray dhaawacyada ee ku jira Cisbitaalada Laascaano & Garowe

28 Feb 2023 (Puntlandes) Cisbitaalka Guud ee Gobolka Mudug ayaa wuxuu u diray Cisbitaalada Laascaano iyo Garoowe gurmad caafimaad oo isugu jira, Dhaqaatiir, Kal kaaliyayaal caafimaad iyo Daawooyin, kuwaas oo loogu talo galay dhaawacyada ku jira Cisbitaalada magaalooyinkaas.

Dhinaca kale waxaa wali socota shubista dhiiga oo ay gacanta ku hayaan waaxda shaybaarka ee Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug.

About The Author