Muuqaal: Faysal Cali Waraabe oo duqaynta Laascaanood ku taageeray MD Muse Bixi kuna eedeeyey….

05 Mars  2023 (Puntlandes) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa duqaynta iyo burburinta magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool ku taageeray Madaxweyne Muuse Biixi.

Sidoo kale Faysal ayaa ku eedeeyey inay Somaliland burburinayaan wax uu ugu yeeray G21, Haraadihgii AUN Siyaad Bare, Puntland iyo Farmaajo.

Faysal Cali Waraabe ayaa yiri “Waa in askarta lays garab taagaa oo baabuur oodkac ah loo geeyaa ciidankoow noolaada inala leenahay”

About The Author