Sawirro: Markaba xambaarsan Konteenaro oo ku soo xirtay Dekada Garacad

11 Mars  2023 (Puntlandes) Dekeda Garacad ayaa waxaa ku soo xirtay Markaba xambaarsan Konteenaro, kaas oo sida shixnado kala duwan.

Dekedda ayaa heshay macaamiil cusub iyadoo ganacsato horey u adeegsan jiray dekeda Berbera ay hadda bilaabeen in ay Agabyadooda kala dagaan Garacad.

Dekeda Berbera ee Somaliland hoos u dhac dhaqaale kasoo gaaray dagaalka magaalada Laascaanood, waxaana hoos u dhacay adeegsiga Dekeda Berbera.

About The Author