Madaxweyne Deni oo magacaabay guddiga dhismaha wadada Dangoroyo-Eyl

13 Mars  2023 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo oo labadii bilood ee u dambeeyey ku sugnaa Bosaso ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo uu ku magacaabay Guddiga Dhismaha Wadada Dangorayo – Eyl.

Hoos ka akhriso Xeerka madaxeweyne:

Boosaaso: 13 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 16 ee 11-da March 2023, kuna saabsan magacaabid Guddiga Dhismaha Wadada Dangorayo – Eyl.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Baahidda loo qabo dardar-gelinta dhismaha Wadada Dangoroyo – Ely ee Gobolka Nugaal.

Markuu arkay: Aqoontooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

Waxaa Guddiga Dhismaha Wadada Dangorayo – Eyl loo magacaabay xubnaha magacyadoodu hoos ku xusan yihiin :-

1. Aadan Maxamed Ciise Guddoomiye

2. Cismaan Guureeye Kaarshe G.Kuxigeen

3. Cawil Xasan Tooxyare Xubin

4. Mukhtaar Cabdiraxmaan Xubin

5. Faysal Khalliif Wacays Xubin

6. Nabadoon. Haruun Timayare Xubin

7. Nabadoon. Maxamuud Xaaji Yuusuf Xubin

8. Nabadoon. Khaliif Aw Cali Xubin

9. Nabadoon. Cali Gaafaa Xubin

10. Nabadoon. Ciise Cadduur Xubin

11. Sheikh. Maxamuud Xaaji Yuuuf Xubin

12. Sheikh. Axmed Yuusuf Daad Xubin

13. Jaamac Salaad Dhagadheere Xubin

14. Warsame Garweyne Xubin

15. Cabduqaadir Foodcadde Xubin

16. Cabdi Cali Qarjab Xubin

17. Cabdullaahi Ciise Aw Axmed Xubin

18. Cabdikariin Muuse Maxamed Xubin

19. Cawil Cali Xaad Xubin

Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

DHAMMAAD

About The Author