Sawirro: Gaalkacyo oo xariga looga jarayey isbitaal Cusub

19 March  2023 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali iyo Isimada gobolka Mudug oo uu u horeeyo Islaan Bashiir Islaan Cabdile Islaan Faarax ayaa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo xariga looga jarayey isbitaal Cusub oo laga hirgaliyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Munaasabada waxaa goob joog ahaa Duqa Degmada Gaalkacyo, isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka iyo marti sharaf kale, isagoo Isbitaalkaan qayb ka noqonayo Xarumaha bixiya adeegyada Caafimaadka ee magaalad.

About The Author