TPEC oo shaacisay wadarta guud ee is Diiwaangelisay gobolada iyo degmooyinka Puntland

1a2s7

18 March  2023 (Puntlandes) Gudoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland, (TPEC), ayaa waxay shaaciyeen wadarta guud ee liiska horu-dhaca ah ee Diiwaangelinta codbixiyayaasha gobolada iyo degmooyinka Puntland ee Diiwaangelintu ka qabsoontay.

Codbixiyayaasha isdiiwaangeliyey oo ah 385, 073 qof ayaa kala ah:

1-Gobolka Bari: 99,158, (waxaa ku jirta degmada Ufayn 9,902 oo horay doorashaduu uga dhacday!!)

2-Gobolka Gardefuu: 14,083

3-Gobolka Karkaar: 46,709, (waxaa ku jirta degmada Qardho 24,541 oo horay doorashaduu uga dhacday!!)

4-Haylaan: 11,055

5-Mudug: 98,828

6-Sanaag: 22,054 7-Nugaal: 93,236 (waxaa ku jirta degmada Eyl 10,715 oo horay doorashaduu uga dhacday!!)

About The Author