Wasaaradda deegaanka Puntland oo waxba kama jiraan ku tilmaamtay sheegashada wasaarada deegaanka DFS

22 March 2023 (Puntlandes) Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka cimilada Puntland ayaa soo saartay Warsaxaafadeed ay ku dhaliilayso wasaaradda Deegaanka ee Soomaaliya.

Wasaaradda deegaanka DPL oo waxba kama jiraan ku tilmaamtay sheegashada wasaarada deegaanka DFS ee ku aadan xuska maalinta caalamiga ah ee keymaha aduumka oo Garoowe lagu qabtay


Hoos ka akhriso qoraalka kasoobaxay wasaaradda Deegaanka ee Puntland

About The Author