Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Sacuudiga oo is casilay, kaddib markii….

21 May 2023 (Puntlandes) Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Sacuudi Careebiya Amb, Salim Macow Xaaji ayaa iska casilay xilkii Safiirnimo, isagoo ka cawday habkii wafdiga madaxweynaha ula dhaqmeen.

Amb. Saalim ayaa ku eedeeyay Madaxa hab maamuuska Madaxweynaha inay si xun ula dhaqantay, ayna u geysayay aflagaado.

Kaarkii Safiirka ayaa lasiiyey gabadha Madaxweynaha, sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo madax banaan.

About The Author