Akhriso Guddiga xal u helista khilaafka siyaasadeed ee siyaasiyiinta mucaaridka ah ee Nugaal iyo xukuumadda Puntland oo go’aamo soo saaray

27 May 2023 (Puntlandes) Guddigii Isimada, Nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Nugaal u daareen xal u helida khilaafka siyaasadeed ee siyaasiyiinta mucaaridka ah ee gobolka iyo xukuumadda Puntland ayaa soo saaray go’aamada kala ah:

1-In la qabto doorashada degmooyinka Garowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan

2-In aan la farogelin Dastuurka iyo Doorashada Madaxtinimo ee 8 Jenuary

Hoos ka akhri go’aanka guddiga:

About The Author