Daawo Muuqaal MD Xasan Sheekh oo kahadlay heshiiska GWQ ee hanaanka doorasho & bedelidda dastuurka

28 May 2023 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo saxaafadda kula hadlay Villa Somalia ayaa ka hadlay heshiiska Golaha Wadatashiga Qaran ee hanaanka doorasho & bedelidda dastuurka.