W. Maaliyadda DFS oo maanta furtay shir ay ka soo qayb galeen Wasiirada Maaliyadda ee Maamul Goboleedyada dalka
31 Okt 2015 (Puntlandes) Wasiirka Maaliyada DFS Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeeti” ayaa maanta Muqdisho ka furay shir balaaran oo Wasiirada Maaliyadaha...