War deg deg ah: Magacyada qaar ka mida masuuliyiintii lagu dilay Qaraxyii maanat ee Hotel Central ee magaalada Muqdisho
Afhayeenka Wasaarada Amniga Qaranka Maxamed Yuusuf oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Weerarkii maanta lagu qaaday Hotella Central...