Wasiirkii Gashandhiga Somaliland oo is casilay

07 Jan 2024 (Puntlandes.com) Wasiirkii Gashandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid) ayaa ka soo jeeda Beesha Ciise ee Gobalka Salal ayaa ku dhawaaqey inuu is casilay

Waxuu sheegay inuu ka soo hor jeedo heshiiska Itoobiya iyo Somaliland.

Wasiir Fariid ayaa wareysi siiyeye saxaafadda sidaas ku sheegay.

Dhanka kale wassiirka ayaa saaxiib dhaw la ahaa madaxweynaha Jabbuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

About The Author