Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya

08 Jan 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya, halkaas oo uu dhawr jeer inuu xilka hayey booqday.

Madaxweynaha ayaa kulan la yeelan doono Madaxweynaha dalka Eriteriya mudane Isaias Afwerki, sida ay shaacisay Villa Somalia.

About The Author