Daawo Video:Ciidamo ka goostay Puntland oo u goostay Somaliand mushahaar la,aan darteed

0

Ciidamo ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa gaaray magaalada Laas-caanood ee xarunta Gobolka Sool, kuwaas oo ka goostay Puntland.

In ka badan 50 askari ayay dhan tahay tirada ciidanka ka goostay Puntland ee isu dhiibay maamulka Somaliland .

Waxaana kusoo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Laas-caano oo saldhig ay ku leeyihiin ciidanka Somaliland Taliyaha qeybta 7 aad ee Somaliland Mahad Canbaashe Cilmi iyo Saraakiil kale.

Daawo ciidanka ka goostay Puntland

Xafiiska waarka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *