War deg deg: Shikadii Batroolka ka baari jirtay PL oo DFS ku qasabtay inay PL ka baxdo

29 jun 2015 (Puntlandes) Warsaxaafadeed ay caawa fiidkii soo saartay Shirkadii Puntland ka baaraysay Batroolka ayey ku sheegtay inay DFS ku qasabtay inay Puntland ka baxdo, iyadoo sheegtay inay la socodsiisay sidaas dawlada Puntland oo aad moodo inay Masiirkeedii daawade ka noqotay tan markuu xilka la waregay madaxweyne Candiwali Maxamed Cali Gaas.

Kooxda fadhigeedu yahay Villa Somalia ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh ayaa waxay dhan kasta kaga du-duriyeen Puntland iyagoo ka faa’iidaystay jileeca madaxweynaha Puntland Candiwali Maxamed Cali Gaas oo aad moodo inay meel ku ogaadeen.

Hoos ka akhri warsaxafadeedkii Shirkada ee caaw

164

Ama halkan

http://hornpetroleum.mwnewsroom.com

Puntlandes.com

 

About The Author