Sheekh Shariif “dood dheer kadib aniga iyo xasan xal waan gaari waynay….”

12 Apr 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo warsaxaafadeed kasoo saaray Shirkii Nairobi ku dhexmaray isaga iyo madaxweyne xasan sheekh ayaa caddeeyey inuu fashilmay shirkaasi.

Sheekh Shariif ayaa warsaxaafadeedka ku yiri “dood dheer kadib, xal waan gaari waynay dhamaan qodobadii aan ka doodnay….”

About The Author