Bayaan ka soo baxay beesha reer Khalaf Faarax oo la xiriira Saldanada Cumar Maxamuud

29 Apr 2024 (Puntlandes.com) Bayaan ka soo baxay Nabadoonada iyo Waxgaradka Beesha reer Khalaf Faarax ee Cumar Maxamuud ayaa waxay ku caddeeyeen inay kasoo horjeedaan go’aankii qaar ka mid ah Isimada Cumar Maxamuud ay gudoonka ugala noqdeen Islaanka guud ee beelwaynta Cumar Maxamuud Islaan Bashiir Islaan Cabdille Islaan Faarax.

Sidoo kale Beesha ayaa waxay Raaligelin buuxda ka siisay Islaan Bashiir go´aanka qaar ka mid ah Isimada beelaha Cumar Maxamuud.

About The Author