Ciidamada Difaaca Puntland oo argagixisada Daacish kala wareegay Talisyo muhiim

23 Jan 2025 (Puntlandes.com) Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa maanta la wareegay Talisyo muhiim ah oo argagixisada Daacish ay ku lahaayeen inta u dhexeysa deegaanada Damdamle illaa Cidoole, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Taliska Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland.

“Ciidanku waxay ka howlgaleen deegaannada Damdamale illaa Ina cidoole ee deegaanka Turmasaale-Calmiskaad. Waxay talisyo ka baacsadeen Argagixisada Daacish. Howlgalku hore ayuu u ruqaansaday.”

About The Author