Sawirro: Puntland & Somaliland oo maxaabiista isdhaafsiga

30 April 2025 (Puntlandes.com) Puntland iyo Somaliland ayaa maxaabiista is dhaafsiga, taas oo ku salaysan baaqyadii u dambeeyey madaxweynanayaasha labad dhinac oo ficil ug badalay.
Waa markii 3aad oo ay Puntland iyo Somaliland maxaabiis la kala wareegeen dagaal lagu kala qabtay, Tobanaankii sanno ee lasoo dhaafay 2003-2025.



