Puntland “Somaliland waxaan gaarnay heshiis is-weydaarsi maxaabiis, iyadoo aan cidna nagu dhex jirin”

30 April 2025 (Puntlandes.com) Dawladda Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay Maxaabiistii ay is-waydaarsadeen Somaliland ayaa sheegtay inay heshiis ku gaareen labada dhan iyadoon gacan sadexaad ku dhex jirin.
Puntland “Somaliland waxa aan gaadhay heshiis is-weydaarsi maxaabiis; iyada oo aan cidna nagu dhex jirin.”
