Daawo Video: Shacabka Gaalkayo oo diiday Riwaayadda DAMUL JADIID ee Xamar

23 Sep 2015 (Puntlandes) Waxgaradka Shacabka Gaalkayo ayaa muujiyey diidmo la xiriirta Riwaayadda ay Kooxda DAMUL JADIID ka waday magaalada Xamar ee xarunta Gobolka Banaadir iyagoo halkaas kasoo saaray Warmurtiyeed ay ku sheegeen inay ku dhiseen Golle ay iyagu leehiin dadka kalena Marti uga yiihiin.

87c

Waxaa xusid mudan madaxweyne GAAS oo ay reer Puntland u igmadeen inuu ilaaliyo danahooda inuu u ogolaaday BOOBKA ay Kooxdaasi samaysay.

Daawo waxgaradka Gaaalkacyo

About The Author