Daawo Khudbaddii Xoghayaha Qaramada Midoobay Ban Ki Moon uga hadlyey Xaaladda Somalia iyo 2016

28 Sep 2015 (Puntlandes) Waxaa shalay Xarunta UN ka ka dhacay Shir gaar ah oo looga hadlayo xaalada Soomaaliya ayna ka Beesha caalamka ee taageera Siyaasada Soomaaliya.

Ka qaybgalayaasha ayaa si wada jir ah u dhaliileen DFS iyagoo ku dhaliilay inay ka gaabisay waxqabadkii laga sugeyey in uusan muuqan.

Waxaana kulankan xooga lagu saaray ayaa ahaa arrimaha Siyaasada, Amaanka iyo dibu dhacyada ay la kulantay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya

About The Author