Sawiro: Mareykanka oo Maanta Nairobi Ku Saxiixday Heshiis isafgarad ah oo Lagu Horumarinayo Ciidanka Booliska Puntland

30 Sep 2015 (Puntlandes)  Dawladda Puntland iyo DFS ayaa maanta  dawladda Mareykanka kula saxiixday xarunta safaarada Soomaaliya ee magaalada Nairobi heshiis is afgarad ah oo lagu horumarinayo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Heshiiskan ayaa waxa uu ku saabsan yahay in dawladda Mareykanka tababarto Ciidanka Booliska iyo inay ka caawiso la dagaalanka argagixisada waxaana uu ka  bilaaban doonaa Puntland. Dawladda Mareykanka ayaa ku bixinaysa caawinta Booliiska Puntland lacag dhan 1 milyan oo doolar.

Munaasabad balaaran oo heshiiskan lagu saxiixayay ayaa waxaa goob joog ka ahaa kulanka heshiiska lagu kala saxiixayay waxaa goob jog ka ahaa Raiisul wasaaare ku xigeenka DFS Mudane Maxamed Cumar Carte, Wasiirka maaliyada ee maamulka Puntland Cabdullahi Sheikh Axmed, Safiirka Soomaaliya ee dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan, qunsulka safaarada Cali Maxamed Sheekh (Cali Begadi)safiirka mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Raymond W. Stephens, Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, iyo.

97b

97c

97d

97e

97f

97g

Puntlandes.com

About The Author