Daawo Video: RW DFS oo magaalada Xamar ku soo xirey shir maalmo u socday “maamul Goboleedyada dalka”

14 okt 2015 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS Cumar cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa maanta magaalada Xamar ku soo xirey shir maalmo u socday, wax loogu yeeray “maamul Goboleedyada dalka” kuwaas oo kala ah Puntland, Jubaland, KGS iyo Galmudug.

104d

Maamulka Galmudug ma haysto wax sharciyad ah maadaama uusan buuxin sharuudihii Dastuuriga ahaa ee ahaa waa inuu ka kooban yahay laba Gobol iyo wixii ka badan, isagoo sida uu sheegtay ka kooban Gobol iyo Nus.
waraysi VOA la yeelatay Wasiirul dawlaha Dastuurka

waxaa wax lala yaabo ah in Puntland oo ah hooyadii Federaalka isla markaasna ah Sharci ilaaliye ay hor fariisato maamulka Cadaado oo aan Sharciyada haysan.

About The Author