Daawo SNTV: Wasiir Galmudug ah oo booqday Degaan ku yaala Waooyi Bari Gaalkaco (BEENBADANAA)

SNTV oo aan ahayn TV Qaran ee ah mid Beeleed ayaa waxa uu soo daayey war uu ku sheegay in Wasiirka Warbarashada Galmudug uu booqday Degaanka Bandar Qaali oo dhanka Waooyi Bari Gaalkaco qiyaastii 65km waa sida uu beenta u sheegaye, (BEENBADANAA).

Ma aha Koonfur Bari maha xataa Galbeedka Gaalkacyo, Waqooyi bari aa sidaas ma lagu heli karaa dhul aadan lahayn

About The Author