Daawo video-Sawiro: RW DFS & madax kale oo Madaxweynaha Puntland iyo Jubbaland kusoo dhoweeyey Xamar

18 Okt 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminyey ayaa  gaaray magaalada Xamar ee xarunta Gobolka Banaadir waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Airport kusoo dhoweeyey Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad iyo qaar ka mid ah Golayaasha DFS iyo dadweyne.

114ag

114ah
114a

114aa

114ab

114ac

114ad
Puntlandes.com

About The Author