Faahfaahin ku saabsan Daagaalkii maanta ee Gaalkacyo

2 Dec 2015 (Puntlandes) Daagaalkii maanta ee Gaalkacyo ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Malayshiyada Xaafada Baraxleey ayaa Xog ku saabsan oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes waxay sheegaysaa in aad gadaal ugu  riixeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland Malayshiyada Xaafada Baraxleey oo sameeyey isku day dhul baraarsi.

159e1

Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay ogaatay in labada dhanba uu Khasaare soo gaaray dagaalkii saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyadoo Khasaaruhu kala yahay sidatan.

Dhanka xaafada Baraxleey

  • Dhimashadu waa 4 malayshyadooda ka tirsanaa.
  • Dhaawucuna waa 6 malayshyadooda ka tirsanaa.
  • Waxaa laga furtay Hub iyo Saanad ay dhawaan DFS soo siisay oo fara badan

Dhanka Puntland

  • Dhimashadu waa 1 Askari
  • Dhaawucuna waa 2 Askari

Ciidamadka Puntland ayaa Saaka aad u riixay Malayshiyada Xaafada Baraxleey iyagoo ka sifeeyey Degaan aad u balaaran.

Sida ay Warbaahinta Puntlandes Xog ku heshay waxaa laga qaxay dhamaan Hotelada ku yaala Xaafada Baraxleey kadib markii ay Ciidamada sida Gaarka ah u tababarn ee Puntland ay aad ugu dhawaadeen Hotelada Barxleey oo isku eeriyo ku yaala.

Waxaa xusid mudan in shalay dagaal kan oo kale ah uu ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasoo ay Ciidamada Puntland ku fuliyeen hawlgal sifayn ah.

2 Dec 2015 (Puntlandes) Daagaalkii maanta ee Gaalkacyo ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Malayshiyada Xaafada Baraxleey ayaa Xog ku saabsan oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes waxay sheegaysaa in aad gadaal ugu  riixeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland Malayshiyada Xaafada Baraxleey oo sameeyey isku day dhul baraarsi.

Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay ogaatay in labada dhanba uu Khasaare soo gaaray dagaalkii saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyadoo Khasaaruhu kala yahay sidatan.

Dhanka xaafada Baraxleey

Dhimashadu waa 4 malayshyadooda ka tirsanaa.

Dhaawucuna waa 6 malayshyadooda ka tirsanaa.

Waxaa laga furtay Hub iyo Saanad ay dhawaan DFS soo siisay oo fara badan

Dhanka Puntland

Dhimashadu waa 1 Askari

Dhaawucuna waa 2 Askari

Ciidamadka Puntland ayaa Saaka aad u riixay Malayshiyada Xaafada Baraxleey iyagoo ka sifeeyey Degaan aad u balaaran.

Sida ay Warbaahinta Puntlandes Xog ku heshay waxaa laga qaxay dhamaan Hotelada ku yaala Xaafada Baraxleey kadib markii ay Ciidamada sida Gaarka ah u tababarn ee Puntland ay aad ugu dhawaadeen Hotelada Barxleey oo isku eeriyo ku yaala.

Waxaa xusid mudan in shalay dagaal kan oo kale ah uu ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasoo ay Ciidamada Puntland ku fuliyeen hawlgal sifayn ah.

 

 

About The Author