Daawo reer Maakhir oo u jawaabay Prof Galayr

Daawo reer Maakhir oo u jawaabay Prof Galayr, waxgaradka ayaa hadaladooda waxaa ka mida “Horta Khaatumooy isku Khaatumo ma nihin, isku maamulna ma nihin, isku Ciyaarna ma nihin”

Waxgaradka oo Prof Galayr la hadlayey ayaa yir “Caliyoow reerka Mandaqadda aad ka soo jeedo halkaas adaa kala geeyey, nimanakan aad leedahay yaan Markabku idinka tagi,.. anagu dad Dhul leh oo yaqaan sida loo Dabaashaan nahaye yaan adiga laba badood ku helin ood ku hafataa,…mim Geed hoostiis jooga oo aan waxba haysan wixii aan usoo doonanaa waa waali”

158b1

About The Author