Wasiirka Arimagha Dibada Talyaaniga oo Muqdisho Booqasho ku imaanaya

Il Ministro delle Comunicazioni, Paolo Gentiloni durante la firma del contratto di servizio oggi al ministero. ANSA / ETTORE FERRARI

1 June 2016 (Puntlnades) Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in ay Muqdisho ku soo aadan yihiin Wafuud Caalami ah oo kala duwan maalmaha nagu soo adaan.

Il Ministro delle Comunicazioni, Paolo Gentiloni durante la firma del contratto di servizio oggi al ministero. ANSA / ETTORE FERRARI

Madaxda imaanaysa Muqdisho waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha fibadda ee dalkaTalyaaniga Paolo Gentiloni .

Imaanshaha Wasiirka ayaa kusoo aadaysa iyadoo ay Muqdisho yimaadeen madax badan oo danaynaya arimaha Soomaaliya oo ay u wayn tahay Doorashada la filayo inay ka dhacdo dalka sep 2016.

Dhanka kale safarka Wasiirka ayaa kusoo aadaya iyadoo uu usoo dhamaaday madaxda soomaalida Shirkii lagu gorfaynayey Hanaanka Doorasho oo buuxa, lana bilaabayo habkii Soo Xulista/Doorashada Xildhibaanada Cusub ee badelaya kuwa hada jira.

 

About The Author