Wasiirka Arimaha Dibada UK oo Muqdisho Booqasho ku imaanaya

1 June 2016 (Puntlnades) Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in ay Muqdisho ku soo aadan yihiin Wafuud Caalami ah oo kala duwan maalmaha nagu soo adaan.

224-7b

Madaxda imaanaysa Muqdisho waxaa ka mid ah Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka Ingriiska Philip Hammond.

Imaanshaha Wasiirka ayaa kusoo aadaysa iyadoo uu Muqdisho ugu soo dhamaaday madaxda soomaalida Hanaanka Doorasho oo buuxa, lana bilaabayo habkii Soo Xulista/Doorashada Xildhibaanada Cusub ee badelaya kuwa hada jira.

About The Author