Gaalkacyo: Xildhibaan Cabdi barre Yuusuf oo Arinmo xasaasiya ka hadlay (Dhagayso)

Cabdi Barre Yusuf Jibriil oo katirsan xildhibaanadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka hadlay kulanka madasha wada tashi Soomaaliya, oo ay hareyeen Arimo xasaasi ah.

xildhibaanka ayaa taabtay laba qodob oo muhiim ah, kuwaas oo midkood uu yahay Dastuuri, uuna sheegay in haddii laga gudbo ay macneheedu tahay, dib ha loolaabto, halka mid kala uu ku saleeyey, war bixinno ay heleen iyo waxyaabo badan oo ay ka ogaadeen doorasha iyo xulista baarlamaanka DFS.

Xildhibaan Cabdi Barre ayaa sheegay in hadda sida wax usocdaan ay macneheedu tahay, Hama dib haloo noqdo ama Dowlad hala waayo, taas oo uu ku tilmaamay in ay tahay dhibaato weyn, waxaana uu sheegay Aqalka Sare oo laga laabtaa in macneheedu yahay, iyada dastuurkii la diiday, dalka go’aan shaqsiyadeed lagu maamulay.

Isaga oo arintaas ka hadlaya waxaa uu yiri.

Waxaa kale oo sheegay in ay jiraan tiin Cusub oo uu abuuray Xasan shiikh, tiinkaas oo sida uu sheegay uu doonayo in ay isaga gacanta u taagan, kharsah badanna Lagu bixiyey sidii ay ku imaan lahaayeen, isaga oo sheegay in ay kooxdaasi joogto dhamaan Dowladda goboleedyada iyo magaala madaxda.

Dhagayso xildhibaanka oo ka hadlaya kooxahaas iyo meelaha ay joogaan iyo waxa uu isagu ka filayo.

Xafiiska Wararka

Puntlandes-Gaalkacyo

About The Author