Sawirro:-Afar Qof Oo Hal Qoys Ka Tir Ayaa Kudhintay Madaafiic Villa Soomaaliya Lagu Tuurey

afartaan qof ee geeriyooday ayaa kawada tirsanaa hal qoys waxaana ku jira saddex caruur ah waxaana ay ku geeriyoodeen kadib markii uu gurigooda kusoo dhacay mid ka mida hoobiyaal kooxda al shabab ay maanta ay ku garaaceen xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

marka laga soo tago caruutaan geeriyootay waxaa jira tiro qoyskaan kamida oo dhaawacyo kasoo gaareen hoobiyaashaas qoyskan ayaa kamid aha dadka dagan xaafadaha u dhow xarunta madaxtooyada Soomaaliya waxaana dadka dhaawaxaa loo qaaday xarumaha caafimadka.

Sawirrada Hoos Ka Eeg

1-12-768x576 2-10-768x576 3-10-768x576 4-8

About The Author